Qeexid

"eeg dayo2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dayasho oo kali ah:
  • Nebigeena suuban salallahu calayhi wasallam waxaa inoogu sugan sunnadiisa ku dayasho markuu ka gaabsaday dilka qof munaafiq ah oo dhib weyn ku hayey diinta laakin ashaadada qiranayay isla markaan Muslimiinta ku dhex jiray.
  • Runtii waa arrin ku dayasho mudan.