Qeexid
"(-dyo, m.dh) (c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka."
"(-dyo, m.dh) (c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka."
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac2.
f.g1
Wadaag:
Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
f.mg1
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan2, diryaan2, diyaan2.
f.mg1
Wadaag:
Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen.
Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.
m.l
Wadaag:
eeg dayacsan. ld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin.
Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: