Qeexid

"Roob da'a xilliga guga ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daydo oo kali ah:
  • Madaama aan nahay umad Islaam ah oo doonaysa in Islaamnimadeeda caalamku kaga daydo.
  • Waxay xaqiijisey in maanta Puntland taagan tahay heer ay tahay tusaale lagu daydo horumarkii ay ka gaartey dhinaca tacliinta.