Qeexid
eeg daymoo.
eeg daymoo.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Wax daymo u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld deddood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: Indho, wax dhankooda u jeedin.
Qeexid Xigta: Isku d.: wax isku tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg dacwoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg dacaroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -yday, -yatay
Qeexid: (f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld deyn2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay.
Qeexid Xigta: ld dawaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maalka inta aan xoolaha nool ahayn.
Qeexid Xigta: Meyd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]