Qeexid
"ld deyn2."
"ld deyn2."
Wadaag:
Indho, wax dhankooda u jeedin.
Isku d.: wax isku tijaabin.
f.g
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Dhaliye danab oo gaar ahaan loogu talagalay in uu dhaliyo qulqul quman.
m.dh
Wadaag:
Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
m.dh
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag: