Qeexid
"(fiis.) Qayb ka mid mekaanikada oo la xiriirta xoogagga dooriya ama abuura socodka walxaha. ld dinaamiko."
"(fiis.) Qayb ka mid mekaanikada oo la xiriirta xoogagga dooriya ama abuura socodka walxaha. ld dinaamiko."
Wadaag:
(fiis.) Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Dhaliye danab oo gaar ahaan loogu talagalay in uu dhaliyo qulqul quman.
m.dh
Wadaag:
eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.
m.f.dh
Wadaag: