Qeexid
"Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay."
Qeexid Xigta
ld dawaco.
"Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay."
ld dawaco.
Wadaag:
(f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho.
(f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho.
(f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
f.g
-yday, -yatay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
f.mg1
Wadaag:
Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo.
ld dayoobid.
m.l
Wadaag:
Indho, wax dhankooda u jeedin.
Isku d.: wax isku tijaabin.
f.g
Wadaag:
Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
m.dh
Wadaag:
Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
m.dh
Wadaag:
Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa.
Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.
D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.
m.dh
Wadaag:
Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
m.dh
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin.
(f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn.
(f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey.
ld dayrin.
m.dh
Wadaag: