Qeexid
"/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato."
"/dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato."
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Bartamaha xilliga diraacda oo ah waqti aad u dhaxan badan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
(f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
(f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Dar biyo ka badan ku shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin.
(f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn.
(f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey.
ld dayrin.
m.dh
Wadaag:
Wax la haysto si aan wax looga bixin ka beensheegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la dayriyay ahaansho (ilmo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: