Qeexid
"Midab cad oo geelu leeyahay."
"Midab cad oo geelu leeyahay."
Wadaag:
Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin.
(f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn.
(f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey.
ld dayrin.
m.dh
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Koox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey.
m.dh
Wadaag:
Wax la haysto si aan wax looga bixin ka beensheegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qayb booliska ka mid ah oo u qaybsan dambi baarista oo labbis caadi ah qaata.
m.dh.u
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
Indho, wax dhankooda u jeedin.
Isku d.: wax isku tijaabin.
f.g
Wadaag:
Wax la dayriyay ahaansho (ilmo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh Nooc daranta ka mid ah oo meelaha cusbada badan ka baxda.
m.l
Wadaag:
Qof dayrsan ahaansho.
Roob xilliga dayrta horteeda da'a.
m.dh
Wadaag: