Qeexid

"ld debcid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga debac oo kali ah:
  • Oday, isaga oo ka jawaabayay debaca waayadan dambe galay dhaqdhaqaaqii Siyaasadeed ee ururkooda iyo dardartan cusub ee ay bilaabeen, waxa uu sheegay in dedaalkooda ay debciyeen duruufo adag oo Shacbiga soo waajahay, kuwaas oo ka dhashay abaaraha.
  • Dadka qaarkood waxay ku dhaliilaan Saleebaan, inuu Yahay nin hadal siyaasadeeedkiisu had iyo goor astaamo colaadeed xambaarsan Yahay oo aan erayo debacsan oo naruuro leh adeegsan.