Qeexid
"ld debec2."
[-bcay, -bacday]
debac2 cay
debac2 acday
f.mg1"ld debec2."
Wadaag:
Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho.
U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac2, debac2.
f.mg1
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
/mg1 (-cay, -cday; -bici) Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
f.g
Wadaag:
(f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
(f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
(f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f.g
Wadaag:
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: