Qeexid
"ld debecsan2."
[-naa, -nayd]
debacsan2 aa
debacsan2 ayd
f.mg4"ld debecsan2."
Wadaag:
Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan2, debacsan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan1, debacsan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax debacsan noqosho. ld dabacsanow, debacsanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax la deday noqosho. ld dadan2.
f.mg1
Wadaag: