Qeexid
"Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci2."
[-iyay, -isay]
debc yay
debc say
f.g2"Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci2."
Wadaag:
Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax si wanaagsan u xallin.
Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho.
U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac2, debac2.
f.mg1
Wadaag: