Qeexid

"eeg debci. ld dabcin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga debcin oo kali ah:
  • Maayarka magaalada Boorama, Maxamed Muuse Bahdoon oo ka hadlay arrintaas, ayaa sheegay in ololahan cusub ee lagu banaynayo Garoomada Ciyaareed uu wax weyn ka tari doono debcinta xiisadaha dhallinyarada.
  • Bulshada reer Somaliland-na, waxaa la gudboon in ay ilaashadaan Jiritaanka Qaranimadooda oo aanay u debcin, isku-day kasta oo la doonayo in lagaga faro-maroojiyo aayahooda.