Qeexid

"ld debcid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga debec oo kali ah:
  • Dinsa wuxuu ahaa nin aad u indheer garad ah oo fahamsan ama garanaya waxa uu doonayo, isla markaana waxa uu ahaa nin ay wejigiisa ka muuqato firfircooni iyo debecsanaan naxariis leh, wuxuuna ahaa nin jago sare ka haya dawladda.
  • Waa beege lagu dhereriyo heerka gahayrnimo, bisayl iyo u debecsanaan ee falceliska bulsho ee ku aadan iimaha madaxda caynaanka Haddii taa la waayo, maamulkaa laguma tilmaami karo mid hayin ah, oo leh moqor hamuun tira bulshada.