Qeexid
"debecla'aan m.dh 1. Debciddarro. 2. (fk) Si isdabaraac u ah."
"debecla'aan m.dh 1. Debciddarro. 2. (fk) Si isdabaraac u ah."
Wadaag:
Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho.
U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac2, debac2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan1, debacsan1.
f.mg1
Wadaag:
Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan2, debacsan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax debacsan noqosho. ld dabacsanow, debacsanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
eeg debecsan. ld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsa naan, debacsan debecsanaansho m.l/dh eeg debecsanow.ld debecsanaan.
m.f.dh
Wadaag: