Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan1, debacsan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga debecsan oo kali ah:
  • Waxaan lumin karaa awoodeena si aan wax ugu qabano si debecsan haddii aan dhibanahay, daalanahay, xanaaqsanahay ama jaahwareersanahay.
  • Furfurraanta iyo debecsanaanta wiilka wejigiisa ka muuqdey waa kuwo aan marna laga didayn.“