Qeexid
"In yar oo saliid ah oo hal mar bun lagu shiilo."
"In yar oo saliid ah oo hal mar bun lagu shiilo."
Wadaag:
Sabuulka isagoo aan bislaan oo weli curdan ah beerta laga gooyo, ka dibna inta god lagu guro la dubo.
Weel kasta oo dab la saaro.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: wax, wax kale oo uu ku dhex jirey ka bixin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar.
m.dh
Wadaag: