Qeexid
"ld dabweyn."
"ld dabweyn."
Wadaag:
Hub culus oo lagu dagaalamo.
Col hub culus ku dagaalama. ld debweyn.
m.dh
Wadaag:
Qof islaweyni badan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno.
Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin.
Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.
m.dh
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: