Qeexid
"ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan."
Qeexid Xigta
ld dedid.
"ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan."
ld dedid.
Wadaag:
Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan. ld dadan1.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax la deday noqosho. ld dadan2.
f.mg1
Wadaag:
Wax la deday ahaansho. ld dadan3.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.
f.mg1
Wadaag:
Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: