Qeexid

"ld dadaal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dedaal oo kali ah:
  • Xuseen Geelle Abokor, waxaanay ku dhiirrigeliyeen ardayda in tacliinta ku dedaalaan, iyagoo dhinaca kalena u mahadceliyey dhammaan dhinacyada gacanta ka geystay hirgelinta toddobaadka caalamiga ah ee waxbarashada adduunka.
  • Kabtanka dhanka bidix kubadaha ka soo rogaalaa wuxuu qayb libaax ka qaatay guulo kooxdu soo hoysay waqtiyadii hore, sidoo kale wuxuu heegan u yahay sidii dedaal hor leh loogu geli lahaa guulo cusub oo kooxdu ku tallaabsato waqtiyada soo socda.