Qeexid
"ld degdeg2."
[-gay, -gtay]
deddeg2 ay
deddeg2 tay
f.mg1"ld degdeg2."
Wadaag:
(f.g) Meel rug ah dhigasho (cid).
(f.g) Wax duulayey fariisasho.
(fg.) Xabbad turub ah bad dhigid. 4. (f.mg) Wax, biyo hoos ugu shiidid. 5. (f.mg) Dhul, webi iwm heerkooda hoos uga dhicid. 6. (f.mg) Wax isku qasan kala miirmid. 7. (f.mg) Wax kacsan xasilid. 8. (f.mg) La d.: cid khasaaro badid. 9. (f.mg) Ku d.: cid marti u noqosho.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.
f.mg1
Wadaag:
Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: