Qeexid
"eeg deddoo. ld daddood."
"eeg deddoo. ld daddood."
Wadaag:
Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.
f.mg1
Wadaag:
Dad la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoomo.
m.l.u
Wadaag:
ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan.
ld dedid.
m.l
Wadaag:
Dhaxantir.
Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
m.l
Wadaag: