Qeexid

"Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada."

Qeexid Kale

Dambas.

Qeexid Xigta

Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeb oo kali ah:
  • Warshadaha hada ka hirgalay dalka ganacsiga ka dhashaa sideebaa dawladdu ula socotaa….sicirka ay ku iibiyaan, badeecadaha laga sameeyo, xirfada shaqaaalaha ay dibada kasoo qortaan etc..
  • Talo soo jeedin sideebay diiwaangelin xalaal ahi u suurtoobaysaa?