Qeexid

"Shiraac saddex gees ah intiisa hoose."

Qeexid Xigta

Xarig doonyaad isu haya farmaanka docdiisa midig iyo doonnida. ld deebaani (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine