Qeexid
"Muddada urtu celcelis tahay ee u dhexeysa Oktoobar iyo Nofeembar."
Qeexid Xigta
ld deebaan.
"Muddada urtu celcelis tahay ee u dhexeysa Oktoobar iyo Nofeembar."
ld deebaan.
Wadaag:
Shiraac saddex gees ah intiisa hoose.
Xarig doonyaad isu haya farmaanka docdiisa midig iyo doonnida. ld deebaani (2).
m.l
Wadaag:
Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta.
Shimbir-malab; buli.
Shimbir yar oo qaylo badan oo keli keli dhirta gaagaaban dhex orda, bahallada iyo dugaaggana dadka uga diga.
m.l
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada.
Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm.
Dambas.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Weel caano lagu maalo deeb ku nadiifin.
(f.g) Harag qoyan si dhogortu uga dhacdo deeb marin.
(f.g) Xoolo cadheysan deeb ku dhayid. 4. (f.g) Digir si uusan bahal ugu dhalan deeb ku shubid. 5. (f.mg) Kaga d.: wax meel yiil wada dhammayn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
Wadaag: