Qeexid

"Ugaarsade aan herinta ku jirin ee keligii ugaarta."

Qeexid Kale

Shimbir yar oo qaylo badan oo keli keli dhirta gaagaaban dhex orda, bahallada iyo dugaaggana dadka uga diga.

Qeexid Xigta

Shimbir-malab; buli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine