[-feeyay, -feysay]
deedife eeyay
deedife eysay
"Qof markhaantigiisa ama guddoonkiisa durid."
Wadaag:
eeg deedifee.
m.f.dh
Duridda qof markhaantigiisa ama guddoonkiisa la duro.
m.dh
dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.