Qeexid
"Naqraac."
"Naqraac."
Wadaag:
Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno.
ld degaan.
m.l
Wadaag:
degaan habboon m.l (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.

(-no, m.dh) (baay.) Beel bayolojiyeed iyo deegaanka muuqaaleed ee la xidhiidha iyada.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
m.l
Wadaag:
Qof cayrtoobid.
Qoor kacsi dartiis la caatoobid.
Fardo fuulid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: