Qeexid
"Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2)."
"Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2)."
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane elektaroon marka dabar elektaroon-wadaag ahi samaysmayo.
m.l
Wadaag:
Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin.
Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-iyaal/-iyo, m.dh) D. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.
m.l
Wadaag:
dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
Wadaag:
Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga.
ld d (da').
m.l
Wadaag:
Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Ka d.: qof awooddiisa ku tashanaya noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: