Qeexid

"Qof deeqsi ah ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeqsinnimo oo kali ah:
  • Qoraaga buuggani waxa uu na barayaa mid taa ka duwan oo sheekadii oo dhab u eg uuna weliba dhabeynayo jiritaankeeda ayuu si deeqsinnimo & hal-abuurnimoba leh noogu soo bandhigayaa.
  • Kapchits: Soomaalida waxaan u qaataa dad sare oo ku sifoobay caqli dheeri, deeqsinnimo iyo marti-jecli xad dhaaf ah.