Qeexid

"Dhul korreeya hoobadka ah."

Qeexid Kale

Garabka intiisa kore; qarqar.

Qeexid Xigta

Daan (webi).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine