Qeexid
"Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami."
[-meeyay, -meysay]
degaame eeyay
degaame eysay
f.g2"Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami."
Wadaag:
degaan habboon m.l (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.

(-gyo, m.dh) Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
m.l
Wadaag:
Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
(f.g) Kab cid la dhicid.
(f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
(f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f.g
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax raad ku reebid.
Wax cid khuseyn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Geed laamo yeelasho.
Ilmo laan yar la dhicid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag: