Qeexid
"(-nno, m.dh) Meel la deggan yahay. ld deegaan1 (2)."
"(-nno, m.dh) Meel la deggan yahay. ld deegaan1 (2)."
Wadaag:
degaan habboon m.l (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.

(-gyo, m.dh) Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
m.l
Wadaag:
Rug ka dhigashada meel rug laga dhigto.
Fariisashada wax duulayey fariisto.
Shiididda biyo hoos loo shiido. 4. Hoos u dhicidda dhul, webi iwm hoos heerkoodii uga dhacaan. 5. Kala miirmidda wax qasnaa kala miirmaan. ld degid.
m.l
Wadaag:
Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno.
ld degaan.
m.l
Wadaag:
Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
(f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid).
(f.mg) Wax xasillan ahaansho.
(f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho.
Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi1, negaansho, negi1.
m.f.dh
Wadaag:
Xiriir is-tixgelin iyo qaddarin leh oo cid ka dhexeeya.
m.dh
Wadaag: