Qeexid
"Suuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo."
"Suuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo."
Wadaag:
Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo.
m.l
Wadaag:
degaan habboon m.l (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.

(-gyo, m.dh) Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
m.l
Wadaag:
Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
(taar.) Barashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adigoo eegaya dhismooyinkii ay ka tageen, xabaalihii, qalabkoodii iwm.
m.dh
Wadaag: