Qeexid
"Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg2."
[-gay, -gtay]
degdeg2 ay
degdeg2 tay
f.mg1"Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg2."
Wadaag:
(f.g) Meel rug ah dhigasho (cid).
(f.g) Wax duulayey fariisasho.
(fg.) Xabbad turub ah bad dhigid. 4. (f.mg) Wax, biyo hoos ugu shiidid. 5. (f.mg) Dhul, webi iwm heerkooda hoos uga dhicid. 6. (f.mg) Wax isku qasan kala miirmid. 7. (f.mg) Wax kacsan xasilid. 8. (f.mg) La d.: cid khasaaro badid. 9. (f.mg) Ku d.: cid marti u noqosho.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhaqsiyaha wax lagu qabto.
D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg1, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
m.l
Wadaag:
Wax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhul korreeya hoobadka ah.
Daan (webi).
Garabka intiisa kore; qarqar.
m.l
Wadaag:
Shax, turub, iwm bad dhigasho.
Ku d.: cid marti u noqosho. ld deg2 (3,9)
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
m.l
Wadaag:
Bartamaha tuulada ku noolaansho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifin.
m.l
Wadaag:
Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta.
Meel muddo badan la degganaa.
m.l
Wadaag: