Qeexid
"eeg deggan. ld degganaansho."
"eeg deggan. ld degganaansho."
Wadaag:
(f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid).
(f.mg) Wax xasillan ahaansho.
(f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel rug ka dhigtay noqosho (cid).
f.g3
-naaday, -naatay
Wadaag:
degaan habboon m.l (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.