Qeexid

"Rug ka dhigashada meel rug laga dhigto."

Qeexid Kale

Shiididda biyo hoos loo shiido. 4. Hoos u dhicidda dhul, webi iwm hoos heerkoodii uga dhacaan. 5. Kala miirmidda wax qasnaa kala miirmaan. ld degid.

Qeexid Xigta

Fariisashada wax duulayey fariisto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine