Qeexid

"ld daldalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deldel oo kali ah:
  • Sideedana mar haddii ficilkaaga iyo farriintaadu ay is buriyaan, iska hor yimaadaan, aanayna isla saanqaadayn, taadu waa siyaasad dhicis ah, hogaamiyaha caqli lihina taa waa uu garawsadaa --- dhaqamada qaar waaba ay is deldelaan.
  • Fagaaraha Burco ugu weyn waxa keliya ee lagu soo bandhiggaa waa gumaadka barbaarta oo reer hebelka ay yihiin loo deldelo.