Qeexid
"(-cay, -cday; -dhici) Ka dhicid meel deli ah."
"(-cay, -cday; -dhici) Ka dhicid meel deli ah."
Wadaag:
(f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
(f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
(f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f.g
Wadaag:
Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Dhawr mar dhicid.
f.mg1
Wadaag: