Qeexid
"Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2."
[-bay, -btay]
dembaab2 ay
dembaab2 tay
f.mg1"Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2."
Wadaag:
Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb
m.f.dh
Wadaag:
Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.
Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
m.l
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Irrid, albaab uyeelid.
Albaab furan xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
m.l
Wadaag: