Qeexid
"Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii"
[-iyay, -isay]
dembaab yay
dembaab say
f.g2"Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii"
Wadaag:
eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb
m.f.dh
Wadaag:
Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.
Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
m.l
Wadaag:
Qof marinka toosan ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: