Qeexid
"eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb"
"eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb"
Wadaag:
Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.
Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.
m.l
Wadaag: