Qeexid
"U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah)."
[-fay, -ftay]
dembidhaaf2 ay
dembidhaaf2 tay
f.mg1"U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah)."
Wadaag:
Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
m.l
Wadaag:
Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.
Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
m.l
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax aan la koobi karin noqosho.
Wax qiyaastoodii dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof dembi gelin. ld dambaabi, dambaabsii, dambaaji, dembaabsii
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dambi falid. ld dambaab2, denbaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: