Qeexid
"D. ah.: qof aaminsan ama ku dhaqma mabda'a demokaraatiyada."
"D. ah.: qof aaminsan ama ku dhaqma mabda'a demokaraatiyada."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Talis dawleed oo ku dhisan xukun uu dadweynuhu maamulo. ld demokarasiyad.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld demokarasiya.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati1.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati2.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Shay farta la gashado xarrago darteed.
Ilmasidaha afkiisa (minka).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: