Qeexid
"ld dembaab1."
"ld dembaab1."
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
m.dh
Wadaag:
(-bbo/-byo m.dh) Bir, loox iwmoo hab gaar ah loo sameeyey oo guryahairdahooda lagu awdo.
m.l
Wadaag: