Qeexid

"(-iyo, m.dh) ld darbi1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga derbi oo kali ah:
  • Tan waa mid culusee, bal sug aan iska hubiyo in derbiga laygu naban yahay,e.
  • Markii ay ku dheeraatay gaalladii reer Furus go'doonkaas waxay billaabeen inay ka soo raariciyaan dhufeyskii ay ku jireen derbiyadeeda silsilado bir ah, laguna sii xidhay kalbado birlab ah oo lagu shiday dab, taasoo ka kulul dhuxusha dabka ah.