Qeexid

"(-syo/-rsaan, m.dh) Dad degsiimada is xiga oo isu dhaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deris oo kali ah:
  • Cumar C/rashiid oo Eedeeyey Dalal Deris Ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta shir magaalada Muqdishu ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.
  • Dadka uu ku dhaco xannuunkani waxay soo bandhigaan cabasho farobadan marka ay la soo deristo dhacdo fudud oo si fudud u xalin karo ama aan dhibaataba ahayn marka ay la dreisto qof maskaxda ka fayow.