Qeexid
"(-ooyin, m.l) Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm. ld derin."
"(-ooyin, m.l) Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm. ld derin."
Wadaag:
Gees lo'aad inta la kululeeyey la soo laabay oo diillimo bati ah (macdan) lagu shaqlay oo dhallinta shirta ciyaarta cududda bidix ku xirtaan, balaayo xijaab ah.
m.dh
Wadaag:
Dhul ciiddiisu isugu jirto ciid madow iyo ciid cad oo daaqa iyo beerashada ku wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku biirid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
Beel.
Qaybaha gobod u qaybsamo middood.
ld degsiimo. Meel la degganyahay.
m.dh
Wadaag:
(-syo/-rsaan, m.dh) Dad degsiimada is xiga oo isu dhaw.
m.l
Wadaag:
(xis.) Mid ka mid ah dhinacyada saddexagal ee sammeeya xagal la isa siiyey. Marka laga hadlayo saddexagal qumman deris waa dhinaca u dhexeeya xagasha la isa siiyey iyo midda qumman. Marka laga hadlayo tirigonoometeri saamiga dhinaca deriska ah uu sammeeyo dhererrada dhinacyada kale waxa loo adeegsadaa in lagu qeexo fansaarada xaglaha kosayn iyo tanjanka. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.
(xis.) Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac.
(xis.) Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax barashadooda ka baaraan degid.
(f.mg) Cid jaar la noqosho.
f.g
Wadaag:
Dhisme ka samaysan tiir adag iyo qoryo dusha ciid laga saaray.
m.dh
Wadaag: