Qeexid
"Neef ido ah wax deyl leh ahaansho."
[-lnaa, -lnayd]
deylan naa
deylan nayd
f.mg4"Neef ido ah wax deyl leh ahaansho."
Wadaag:
Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
m.dh
Wadaag:
(-ynmay, -ymantay; -ynmi) Wax deyn qaba noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
Dabaysha, firada, heerka iwm oo ka soo hormara roob di'i raba.
m.l
Wadaag:
D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin.
D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr.
m.l
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof lacag iwm amaahin. ld deyni.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: